Madaxweyne Deni oo soo dhaweyn aan horey loo arag loogu sameeyay Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safaro shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay, waxaana si weyn   loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo.   Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybagalay Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug, Masuuliyiinta Gobolka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo ee labada dhinac … Continue reading Madaxweyne Deni oo soo dhaweyn aan horey loo arag loogu sameeyay Gaalkacyo (Sawirro)